Sadexlayda Maahmaahyada
Somali ordtak er en berikelse for språket
Saddex baa Rag uggu Darran:
B) Ma dhigte.
T) Ma dhaqe.
J) Ma dhaggeyste.
Sadddex Baddaa lagga Hellaa:
B) Markab.
T) Doon.
J) Kalluun.
Somali ordtak er en berikelse for språket
Saddex baa Rag uggu Darran:
B) Ma dhigte.
T) Ma dhaqe.
J) Ma dhaggeyste.
Sadddex Baddaa lagga Hellaa:
B) Markab.
T) Doon.
J) Kalluun.

Oppleget handler om vårt solsystemet og det 9 planeter.
Målet er at elevene kunne navnene av planetene.
1. Dusaa (Merkur) – waa meeraha koobaad oo ka mid ah meereyaasha qorraxda ku wareega. Waa meeraha ugu sukeeya haddii xagga qorraxda laga eego; sidoo kale wuxuu noqonayaa kan sideedaad haddii dhinaca weynaanta laga eego; waxa kale oo Soomaalidu u taqaannaa Cuddaar; wuxuu u dhexeeyaa qorraxda iyo waxaraxirta.
Merkur er den nærmeste planeten til Solen og den åttende største. Mercury er litt mindre i diameter enn måner.

Eventyr som handler om en gutt og en sjakal
Wiil yar baa arkay yey meel taag ah hoosteeda maraya. Wiilkii intuu taagii u baxay ayuu yeygii cay iyo shiid oodda ka qaaday. Yeygii oo shiidkii meel kaga gabaday ayaa kor eegay wiilkii. Wuxu arkay inuu meel sare oo aan fuuli karayn ku taaganyahay.
“Faan weynide, “ ayuu yeygi yidhi, “Ha moodin adiga oo kale inuu ku dhici lahaa inuu i caayo oo i shiido. Sida uu arrin yahay maanta, cidda i caayaysaa ee i shiidaysaa ma aha adigi; ee waa halkaad fuushay!!!”
Suáal
Ka faalood dulucda sheekada?
Dugsiga Sjefsgården ee waxbarashada dadka waaweyn ee ku yaala magaalada i Levanger wuxuu qabanqaabinayaa koorso ay soo diyaarisay Vox bisha mai 30keeda.Koorsadaa oo loogu talagalay dhammaan macalimiinta dalkoo dhan. Mawduucyada lagaga hadlayo waxaa ka mid ah :
Barashada qoraalka iyo akhriska oo arayga lagu caawinayo afkiisa hooyo.
Hvordan kan man bruke deltakere i introduksjonsprogrammet som støttere i lese- og skriveopplæringen for deltakere med liten eller ingen skolebakgrunn? Det blir også demonstrasjon i bruk av nettbrett i lese- og skriveopplæringen.
Likemannsmodellen
Innføring i likemannsmodellen, som går ut på at deltakere med samme språkbakgrunn som nyankomne deltakere, fungerer som faglige veivisere/støttere i samfunnskunnskapsundervisningen. Likemenn er et supplement til lærer og fagperson.
Eventyr om skilpade som ønsket å fly
Diin ayaa noloshiisii dhulyaalka iyo gaabiska ahayd nebcaaday. Wuxu jeclaystay in uu sida shimbraha duulo oo cirka heehaabo; guudkana ka soo eego dhulkan iyo dhirtan uu ku abaaday ee dhex gurguuranayo. Asaga oo naftiisa la hadlaya wuxu ku yidhi, “Hadaan mar uun samada u bixi lahaa, sidaa shimbraha oo kale ayaan duuli lahaa.”
MUDNAAN MACALLIN BAA LEH (Maanso) 

Dette diktet forteller oss hvor viktig det er å skaffe seg kunnskap.