Print

Casharka Koowaad

Written by Osman Aden on .

Naxwe

Isticmaalka erayo mustaqbalka wax ka sheegaya sida:di,i doona, bixi doona, toosi doona.

Grammatikk

Les og lær disse setningene. Hva ser du?  Ser du verbene som er bøyd?Framtid (futurum)

 

Guga roob baa di,i doona

Beerahaa bixi doona.

Cuntadaa badan doonta.

Aroorta goor hore ayaan toosi doonaa.

 

Haddii uu Axmed dedaalo. imtixaanka wuu ku guulay-

san doonaa.

Barayaashiisuna way. ammaani doonaan. waalidkiisuna

way jeclaan doonaan. Waana ay ku faani doonaan

Aamini dugsiga goor hore, ayay tegi doontaa.

saynab habeen dambe aad bay af soomaaliga u akhri-

san doontaa.

LAYLIS

I. Weydiino:

l. Berri.maxaad sameyn doontaa?

2. Fasaxa xaggee baad tegi doontaa?.

3 Galabta xaggee baad tegi doontaa?

4. Galabta maxaad ciyaari doontaa?

5. Berrito dugsiga immisada ayaad iman doontaa?

II. Ereyada hoos ku qoran ku buuxi meelaha banaan:

Doonaa, doontaa, doontaan, doonaan.

1. Axmed berrito wuu iman ____________________

2. Caawa Caashi waa ay ciyaari _________________

5. Adigu galabta waa aad seexan ________________

4. Iyagu mar.dhaw bay tegi ____________________

5. Annagu berrito waannu nasan _______________

6. Idinku shah baad cabbi _____________________

 

III. Ereydan weero geli:

Qaday, faan, habeen dambe, mardhaw, ammaan.