Casharka afraad Naxwe(grammer)
Magac uyaal
Aniga, Adiga, Iyada, lsaga,......su,aalo wata.
Pronomen.
Jeg, du, hun, han ....... med oppgaver.
Aniga, adiga iyada isaga
Iyaga, Innaga, Annaga, Idinka.
waan, waad, wey, wuu,
waynu, waannu, . waydin.
Anigu badda waan tagaa.
adigu badda waad tagtaa.
Iyadu badda way tagtaa.
lsagu badda wuu tagaa.
Iyagu badda way tagaan.
Innagu badda waynnu tagnaa
Annagu badda waannu tagnaa.
ldinku badda,waydin tagtaan.
Laylis:
I. Meelahabanaan buuxi:
1. …………………… dabbaasha wean jeclahay.
2. ……………………. dabbaacha waad jeceshahay.
3. Caashi dabbaasha ……………….. jeceshahay.
4. Warsame dabbaasha ……………….. jecelyahay.
5. Caasha iyo Waname dabbaasha ………………. jecelyihiin.
6. Adiga iyo anigu dabaasha ………. Jecelahay.
7. Adiga, Caasha iyo saaxiibkaa dabbaasha ………………………….
8. Aniga iyo saaxiibkay, dabbaasha waaruu …………………………..
9.Adiga iyo Warsame dabbaasha …………..... jecelayhay
II. Weydiino
1. Adigu kubbadda cagta ma ciyaanaa?
2. Caashi kubbadda kolayyga ma ciyaartaa?
3. Warsame kubbadda ma ciyaaraa?
4. Caasha iyo Warsame kubadda kolayga ma ciyaaraan?
5. Iyagu kubbadda cagta ma ciyaaraann?
6.adiga iyo annigu maalin walba dugsiga ma tagnaa?
7. Innagu dugriga ma tagnaa?
8. Caasha iyo adigu waxbarashada ma jeceshihin?
9. Idinku waxbarasbada ma jeceshihiin?

