Habka dhar xidhashad ee caruurta

Xiliga jilaalka dalkan Norweey aad iyo aad buu u qabowyahay . Sidaa awgeed Mehrdad Ganji oo ah madaxa gaybta daryeelka ayaa wuxuu diyaariyey macluumaad uu ugu talagalay waalidiinta soo galootiga ah habsamida ay dharka ugu xidhi lahaayeen caruurtooda xiliga qaboobaha. Degmada Gamle Oslo ayaa macluumaadkii uu hindisay Mehrdad Ganji oo asal ahaan ka soo jeeda Iiran ku turjumay luuqado kala duwan oo afsoomaaligu ka mid yahay. Waalidiintu taladaa wax ku oolka ah ha ka faaíidaysta. Guji halkan somali
Halkan ka akhri wareysiga oo dhan klikke her.


Tospråklighet - en verdifull ressurs!
Kan barn lære to eller flere språk samtidig?
Hvilket språk skal jeg snakke med barnet mitt dersom vi som foreldre har ulike morsmål?
Kommer barnet mitt til å lære norsk hvis jeg fortsetter å snakke morsmålet mitt hjemme?