Beowulf
Somali - norsk
Madbacadda: Mantra Lingua/ Det flerspråklige bibliotek
Sheekadan xiisaha leh waxay ku saabsantahay buraanburka dadka ingriiska iyo asiyaanku iska dhaleen ee ee taariikhdu markay ahayd 900. Cirfiidkii cabsida iyo xumaanta badnaa ee la odhan jiray Grendel, oo khatar galinaya boqortooyada Denmark. Beowful. Oo ah nin geesi dagaalyahan ah xoogna badan ayaa Denmark u safraya si uu ula dagaalamo cirfiidka. Buugga waxa laga soo gadan karaa makdabadda laba luqadoodlaha. Guji halkan.
Forlag: Mantra Lingua/Det flerspråklige bibliotek
Beowulf. Denne spennende fortellingen bygger på et anglosaksisk sagn fra 900-tallet. Det fryktelige og onde monsteret Grendel truer kongeriket Danmark. Beowulf, en sterk og modig kriger, reiser til Danmark for å kjempe mot monsteret. Tøffe og dramatiske illustrasjoner, cirka fem linjer tekst på hver side. Boken kan lånes fra det lokale biblioteket eller via Det flerspråklige bibliotek.

