Halkaad Fuushay

Eventyr som handler om en gutt og en sjakal
Wiil yar baa arkay yey meel taag ah hoosteeda maraya. Wiilkii intuu taagii u baxay ayuu yeygii cay iyo shiid oodda ka qaaday. Yeygii oo shiidkii meel kaga gabaday ayaa kor eegay wiilkii. Wuxu arkay inuu meel sare oo aan fuuli karayn ku taaganyahay.
“Faan weynide, “ ayuu yeygi yidhi, “Ha moodin adiga oo kale inuu ku dhici lahaa inuu i caayo oo i shiido. Sida uu arrin yahay maanta, cidda i caayaysaa ee i shiidaysaa ma aha adigi; ee waa halkaad fuushay!!!”
Suáal
Ka faalood dulucda sheekada?




Sang
(Salaby tibyr nå tospråklige oppgaver på flere språk, deriblant Somali!)
