Print

Sheeko Kale Keen: Diinkii Yidhii Aan Duulo Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Written by Abdi Mohamoud Handulle on .

abdisalaanEventyr om skilpade som ønsket å fly

Diin ayaa noloshiisii dhulyaalka iyo gaabiska ahayd nebcaaday. Wuxu jeclaystay in uu sida shimbraha duulo oo cirka heehaabo; guudkana ka soo eego dhulkan iyo dhirtan uu ku abaaday ee dhex gurguuranayo. Asaga oo naftiisa la hadlaya wuxu ku yidhi, “Hadaan mar uun samada u bixi lahaa, sidaa shimbraha oo kale ayaan duuli lahaa.”

Print

Shimbir maalin ayey dab qaaday oo buulkeedii ayey ku gubtay

Written by Osman Aden on .

 

 

    

Det var en gang to fugler som var naboer. De var leie av en ørn som spiser barna deres hvert år, de viste ikke hva de skulle gjøre om det. Men en dag kom en av fuglene med en ide, at hun skal hente fyr slik at de kan skremme ørnen. Den kom med fyren men brente både reiret sitt og reiret til vennen.        

Beri baa waxaa deris ahaa laba Shinbirood, Waxay lahaayeen laba buul oo waaweyn, iyagoo doonaya in ay ka ilaaliyaan carruurtooda dhaxanta, roobka iyo Cadceeda (qoraxda).

Print

Sheeko Kale Keen: Wacad Ma leeyahay? Prof. Abdisalam Yassin Mohamed2

Written by Abdi Mohamoud Handulle on .

abdisalaan

Dette er en av eventyrene som ble skrevet av Prof. Cabdisalaam

 

Wacadkii ayaa reerkii iyo maski galeen. Iyaga oo cabsidii ay maska ka qabeen ka baxday, ayay...........


Mas iyo reer ayaa meel wada degay. Markii lays arkaa cabsiyi timi oo la kala baqay. Dhowr jeer ayaa reerki isku deyay inuu maskii dilo; umaysi suuro gelin. In muddo ah wax sheed layska eegtoba, reerkii oo aroos diyaarinaya ayaa maska meel dheer kala hadlay. Wuxu ku yidhi, “ Waar, cabsi joogto ah kuma jiri karo eh, aan hesheen, oo wacad alla galo in aynu is nabadgelino.”

Print

Dhulka somalia

Written by Osman Aden on .

Samfunnsfag

Somalia ligger på en halvøy på Afrikas østkyst med Adengulfen mot nord og Indiahavet mot øst. Sammen med Eritrea og Djibouti kalles området Afrikas Horn. Somalia har grense mod Djibouti mot nordvest, mot Etiopia i vest, og mot Kenya i sør. Kystlinjen er 3,330 km lang. Somalia er dobbelt så stor som Norge og dekker 637,000 kvadratmeter.

To lengste elver: Juba og Shabeele Høyeste punkt: Shimbris 2 416 meter over havet Naturressurser: uran samt store, urørte reserver av jernmalm, tinn, bauxitt, kobber og naturgass. Det finnes også olje.

Soomaaliya waxay kutaalaa geeska Afrika Bari. Waana meel aad muhiim ugu ah xagga juqraafiga. Bedka dhulka Soomaaliya uu ku fidhiyaa qiyaastii waa 246,000 mayl laba jibbaaran, ama (637,000 Kiiloomitir labajibbaaran).

Soomaaliya waxaa waqooyi ka xiga Badda Cas, barigana Badweynta Hindiya, dhanka Galbeedna waxaa xad kala wadaaga Kenya iyo Ethiopia, waqooyi-galbeedna Djabouti. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika, taas oo dhererkeedu yahay qiyaastii 2,060 mile ama [3,330 Km].

Print

Ilko wadajirbay wax ku gooyaan

Written by Osman Aden on .

 

Dugnad. Denne teksten handler om skoledugnad hvor elevene og foresatte deltar.

Forfatteren bruker to somaliskordtak som sier ”Tenner bytter sammen” En finger vasker ikke ansikt”