Lexin waa qaamuus af soomaali ah.
Lexin waa qaamuus soomaali iyo Noorwiigi ah oo muddo lagu howlanaa, waxa aad u isticmaali kartaa hab elektrooni ah. Ku qor af-soomaali adiga oo radinaya macnaha erayga oo noorwiigi ah ama ku qor noorwiigi si aad u hesho soomaali. Guji halkan..


