Print

17. Maajo

Written by Abdi Mohamoud Handulle on .

17.maiTema: 17.mai

Kompetansemål: Elevene skal kunne forklare kvifor ein feirar 17. mai og 6. februar og fortelje om nasjonaldagane til andre land.

Tidsramme: 2t

I dette undervisningsopplegget skal elevene gjennom bruk av internettsider og lærerens og elevenes bakgrunnskunnskaper lære om 17.mai og andre nasjonaldager i et kontrastivt perspektiv.

Mawduuca: 17. mai

Wakhtiga shaqadda: 2xiisadood

Ulajeedada casharka: Ardaygu waa inuu barto sababta loogu dabaaldego 17.may iyo 6.abril iyo in laga sheekeeyo maalmaha dabaaldegga maalinta qaranka wadamada 

Print

1.da maajo

Written by Osman Aden on .

1ATema: 1. mai

Kompetansemål: elevene skal kunne få mulighet til å bruke ulike kilder. At eleven skal kunne forklare hvorfor man feirer 1. mai og hvordan man feirer 1.mai i Norge.

Mowduuc. 1.da may

Goolka wax barasho: Ardaydu waa in ay isticmaali karaan ilo wareedyo kaladuwan. Ardaydu waa in ay sharixi karaan sobobta loo xuso 1.da maajo iyo sida looga xuso Norway.

Print

GOBOLADA NOORWAY (FYLKENE I NORGE)

Written by Abdi Mohamoud Handulle on .

 

Noorway waxay ka kooban tahay 19 gobol.fylker

Gobol waa qeyb ka mid dalka. Gobol kasta waxa uu leeyahay maamul u gaar ah.Magaca dawliga ah ee Noorway waa Boqortooyada Noorway. Magacyadda goboladunna waa sidan hoos ku qoran:

Print

Lokalsamfunnet

Written by Osman Aden on .

Lokalsamfunnet

Bulshada deegaanka

Hoyga aad degentahay, ama deegaankaagu waa bulsho. Goobtaan ayaad katirsantahay. Adiga iyo kuwa kale ee ku nool goobtani, waxa aad qayb ka tihiin wadajirka guud. Si ay u fiicnaato in lagu noolaado deegaankaaga aad daegentahay, waxa laga helaa deeqo kal duwan iyo nidaamyo loogu talagalay in la isticmaalo.