nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Flerspråklig bibliotek
NAFOs filmer

Advent

adventslys1Tema: Advent

Læringsmål: Eleven skal kunne forklare hva advent er og hvordan den markeres.

Beskrivelse: Opplegget passer for 5.-7. trinn. Materialet består av PowerPoint, oppgaver og nyttige lenker.

Mowduuca: Advent

dulucda Waxbarasho:

-          Ardeydu waa in ay ka qeexi karaan waxa advent ay tahay iyo sida loo xuso.

Faahfaahin: Casharkani waxa uu ku haboonyahay fasalada 5.naad ilaa 7.aad. Waxana u uka koobanyahay PowerPoint, Su,aalo iyo links muhiimah.

Continue reading

Sheekadii seddexda orgi

bukkenebruse20bilde1Tema: De tre bukkene Bruse

Kompetansemål: Eleven skal kunne lytte og samtale om personer og handlinger i eventyr og lære de viktigste kjennetegnene for eventyr

Beskrivelse: Det er et tospråklig opplegg som passer til elevene fra 1.- 5. trinn. Opplegget inneholder Somali – norsk ordliste, lydfiler, tekster, oppgaver og nyttige lenker

Mowduuca: sheekaddii seddexda orgi

Yoolka: Ardeydu in ay dhageysan karaan kana hadli karaan dadka iyo dhacdooyinka  ku jira sheekada iyo inay bartaan sifooyinka muhiimka ah ee sheekada.

Qeexid: waa cashar laba luqadood ah oo ku haboon fasalada 1.aad ilaa 5naad. Casharku waxa uuka koobanyahay erayo somali iyo noorwiiji ah, cod, qoraal, su,aalo iyo boggag muhiima oo internetka ah.

Continue reading

Kala soco shirka Tema Morsmal shaashadda tv-ga HIOA TV

streamingMaalinta khamiista ee 26ka bisha novembar waxaa laqaban doona shirkii sannadlaha ahaa ee Tema Morsmålskonferanse oo ay hirgalinayso sidii caadada ahayd hayádda NAfO.Iyada oo sannadkan la soo kobay ka qaybgalayaasha ayayna u suurto galin dad badan oo xiisaynayey in ay ka soo qaybgalaan..

Continue reading

Warbixino ku qotoma habka looga dhaqmo waddanka Noorweey

1samfunnDen nettsiden gir en innføring i norsk samfunnskunnskap for voksne innvandrere. Det er gratis å bruke dette nettstedet.

Bogan waxaad ka akhrisankartaa cilmiga bulshada ee dalkan noorweey. Adiga oo ka heli doona macluumaad aad kuugu faa´iiideeya kuna fahamsiiya sidii aad ugu noolaanlahay dalka, bulshadana aad u dhexgeli lahayd

Halakn guji si aad u akhrisato

Sheeko xariirooyin kala duwan

SkomakersønnenBoggan Tema Morsmal waxa uu halkan idiinku diyaariyey sheeko xariirooyin maqal ah oo lagu turjumay afaf dhowr ah oo ay ka mid yihiin carabi, litauisk, persisk, polsk, somali iyo tamil. Sheeko xariirooyinkan waxa laga soo minguuriyey dhaqamada dalalka kala ah Somalia, Litauen, Polen, Iran, Marokko iyo Sri Lanka. Sheeko xariirooyinkani waxay ka qaybqaadan karta fahamka iyo barashada dhaqamada kala duwan. Taas oo kadhigi karta xanaanooyinka iyo dugsiyada meel ay ku kulmaan dhaqannada badani.

Guji halkan si aad u dhegaysato

nafo logo Innholdsansvarlig: Sunil Loona , Tel: 67 23 53 44   - www.morsmal.no