Her er en tekst og en liten oppgave knyttet til atomer og molekyler. Temaet hører inn under hovedområdet fenomener og stoffer i naturfag. Det kan passe både for 5.-7. og 8.-10. trinn
Kani waa qoraal iyo su,aalo ku saabsan atamyada iyo molikuyuukada. Casharku waxa uu ka midyahay qaybta guud ee ifafaalaha iyo curiyayaasha ee sayniska. Casharkani waxa uu ku haboonyahay fasalada 5-7 iyo fasalada 8-10.