nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Flerspråklig bibliotek
NAFOs filmer

Habka dhar xidhashad ee caruurta

Somali bilde vinterklærPlakaten Kle barna rett i vinterkulda finnes nå på 15 ulike språk.

Xiliga jilaalka dalkan Norweey aad iyo aad buu u qabowyahay . Sidaa awgeed Mehrdad Ganji oo ah madaxa gaybta daryeelka ayaa wuxuu diyaariyey macluumaad uu ugu talagalay waalidiinta soo galootiga ah habsamida ay dharka ugu xidhi lahaayeen caruurtooda xiliga qaboobaha. Degmada Gamle Oslo ayaa macluumaadkii uu hindisay Mehrdad Ganji oo asal ahaan ka soo jeeda Iiran ku turjumay luuqado kala duwan oo afsoomaaligu ka mid yahay. Waalidiintu taladaa wax ku oolka ah ha ka faaíidaysta. Guji halkan 

Halkan ka akhri wareysiga oo dhan klikke her.
Klikk på det språket du ønsker plakaten på.

NORSK    KINESISK     TAMIL
ARABISK   PERSISK   TIGRINJA
ENGELSK   POLSK   TYRKISK
FRANSK     SOMALI    URDU
ISLANDSK   SPANSK   VIETNAMESISK
nafo logo Innholdsansvarlig: Sunil Loona , Tel: 67 23 53 44   - www.morsmal.no