nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Hab isticmaalka LEXIN

lexin 1 Waa maxay LEXIN?

LEXIN waa qaamuus ku salaysan internetka kana kooban luqadda noorwiijiga iyo luqado kale oo loogu tala galay ardayda ajnabiga ah. Boggani waxa loo kobciyaa si joogto ah. waqtigan xaadirka ahna waxa ku jiraa erayo udhaxeeya 7500 oo erey ilaa10,000 oo eray, oo u badan magacyada la isticmaalo.

 

Macluumadkan soo socda ee ku saabsan erayada wax ku oolka ah ayaa laga helaa LEXIN:

  • Sida eraygu isku badalo naxwe ahaan.
  • Sida ereyga loogu dhawaaqo loona qoro.
  • Ereyga macnihiisa.
  • Tusaalooyin laga bixiyey macnaha iyo muhiimadda ereyga.
  • Mowduuc ku salaysan bogag sawirro ah oo ku turjuman luqado kala duwan.
  • Faalooyin naxwe ah iyo dhisme-naxweedkooda.

 

Maxaa loo isticmaalayaa LEXIN?

Ereygu waa udub dhexaadka barashada luqaadda. Koboca erey ee nidaamsani waxa uu fursad weyn u siiyaa ardeygu si uu u fahmo macnaha qoraalada maadiga ah iyo qoraalada kaleba. LEXIN waxa siyaabo kala duwan looga faa,iidaysan karaa barashada luqadda noorwiijiga ee sida goonida ah loogu dhigo ardeyda ajnabiga ah iyo luqadda maadiga ah ee maadooyinka loo dhigo.

Hadii uu ardaygu isticmaalo LEXIN Waxa ardeygu:

  • Si fudud u baran karaa erayo cusubisagoo ereyga ku xiraya musawirka ama musawirka ku xiraya ereyga, hadii ay tahay luqadda noorwiijiga ama ta soomaaligaba
  • Baran karaa qaababka kala duwan ee ereya loo isticmaalo.

  • Kor uqaadaya ama balaarinayaa barashada erayada ee afka hooyo iyo luqadaha kaleba.

  • In uu qoro qoraallo wanaagsan oo qoraal ah.

  • In uu kor u qaado xirfadiisa dhigitaalka si uu u barto sida uu u heli karo, ama isticmaali karo macluumaadka ku jira internetka.


Haddii uu macallinku isticmaalo waxa uu:

  • Tusi karaa ardeyda erayada maadiga ah macnahooda, sida loogu dhawaaqo iyo sida loo isticmaalo.

  • Usoo bandhigi karaa ardayga tusaalayn

 

 

Hvorfor bruke LEXIN?

globus språkMed LEXIN har man et verktøy som kan bruke i tospråklig undervisning på forskjellige måter. Samtidig må man oppmerksom på at det finnes mellom 7500 til 10 000 ord, primært substantiver i LEXIN. Ved å bruke Lexin kan læreren støtte ordforrådsutvikling på morsmålet og på andrespråket. Ved å arbeide systematisk med ordforrådsutvikling vil elevene ha større muligheter til å forstå innholdet i fagtekster og andre tekster elevene møter. Det bør arbeides både med fagord og såkalte «gråsoneord» Gråsoneord er ord som opptrer hyppigere i fagtekster enn i tekster som ellers er beregnet for andrespråksbrukere. Ord som «gni» og «avta» er ord som de majoritetsspråklige elevene er kjent med, derfor blir de sjeldent behandlet i opplæringen. Av den grunn representerer slike «gråsoneord» et ekstra problem for minoritetselevene. Gjennom å bruke Lexin kan læreren vise elevene disse ordene, uttale og hvordan de blir brukt i en sammenheng. Læreren kan ved å bruke de ulike språksidene ha et kontrastiv syn på møte med nye ord for eleven. Lexin har også henvisinger til faste uttrykk / idiomer til utvalgte ord. Dette kan brukes til sammenligningsperspektiv på ulike utrykk i de ulike språkene. (se eget opplegg for Idiomer/ fast utrykk)

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no