nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Qaramada midoobay - De Forente Nasjoner

Qaramada midoobayTema: De Forente Nasjoner

Mål: Elevene skal lære om FN, historie, mål og aktiviteter

Nivå: 5. - 7. trinn og ungdomsskole

Hvert år, 24. oktober markeres som FN dag. I denne anledningen har vi laget et undervisningsopplegg med lesetekst og oppgaver. Filmer, spill og en del nyttige leker er inkludert. Vi har også laget en veiledning til læreren om hvordan opplegget kan brukes. Opplegget kan tilpasses både mellom -og ungdomstrinnene.

Yoolka: Ardeydu waa in ay wax ka barataa Qaramada midoobay iyo maalinta Qaramada midoobay iyo shaqadeeda.

Sanadkasta 24ka oktoobar waxa la xusaa maalinta Qaramada midoobay, munaasibadan waxaanu usamaynay cashar akhris ah iyo laylis ay ardaydu ka shaqaynayaan. wxa kale oo la socota tusmo ku socota macallinka. waxa kale oo aad ka heli kartaan links macluumaad iyo filimo ah oo ku saansan Qaramada midoobay

Continue reading

Shaqada

may oppleg1Tema: Yrker

Mål: Utvide ordforrådet; kunne bruke ordbok (Lexin)

Trinn: Barnetrinn, mellomtrinn

Casharka: Shaqada

Ulajeedada: Si loo balaariyo ardeyga erayadiisa, aanu isticmaali karo qaamska internetka ku jira ee la yiraahdo (Lexin)

Waxa loohu tala galay ardayda dhigata hoose/dhexe.

 

 

 

 

 

Continue reading

Sheeko Kale Keen: Diinkii Yidhii Aan Duulo Prof. Cabdisalaam Yaasiin

abdisalaanEventyr om skilpade som ønsket å fly

Diin ayaa noloshiisii dhulyaalka iyo gaabiska ahayd nebcaaday. Wuxu jeclaystay in uu sida shimbraha duulo oo cirka heehaabo; guudkana ka soo eego dhulkan iyo dhirtan uu ku abaaday ee dhex gurguuranayo. Asaga oo naftiisa la hadlaya wuxu ku yidhi, “Hadaan mar uun samada u bixi lahaa, sidaa shimbraha oo kale ayaan duuli lahaa.”

Continue reading

Shimbir maalin ayey dab qaaday oo buulkeedii ayey ku gubtay

 

 

    

Det var en gang to fugler som var naboer. De var leie av en ørn som spiser barna deres hvert år, de viste ikke hva de skulle gjøre om det. Men en dag kom en av fuglene med en ide, at hun skal hente fyr slik at de kan skremme ørnen. Den kom med fyren men brente både reiret sitt og reiret til vennen.        

Beri baa waxaa deris ahaa laba Shinbirood, Waxay lahaayeen laba buul oo waaweyn, iyagoo doonaya in ay ka ilaaliyaan carruurtooda dhaxanta, roobka iyo Cadceeda (qoraxda).

Continue reading

Sheeko Kale Keen: Wacad Ma leeyahay? Prof. Abdisalam Yassin Mohamed2

abdisalaan

Dette er en av eventyrene som ble skrevet av Prof. Cabdisalaam

 

Wacadkii ayaa reerkii iyo maski galeen. Iyaga oo cabsidii ay maska ka qabeen ka baxday, ayay...........


Mas iyo reer ayaa meel wada degay. Markii lays arkaa cabsiyi timi oo la kala baqay. Dhowr jeer ayaa reerki isku deyay inuu maskii dilo; umaysi suuro gelin. In muddo ah wax sheed layska eegtoba, reerkii oo aroos diyaarinaya ayaa maska meel dheer kala hadlay. Wuxu ku yidhi, “ Waar, cabsi joogto ah kuma jiri karo eh, aan hesheen, oo wacad alla galo in aynu is nabadgelino.”

Continue reading

nafo logo Innholdsansvarlig: Sunil Loona , Tel: 67 23 53 44   - www.morsmal.no