Fortelling om en løve // Sheekadii Xiito-Xiito xanaaqday

Foto: Alexas_Fotos / Pixabay

Her finner du en fortelling som handler om Mustafe som har reist til bygda i ferien. I bygda finnes det ikke Tv, spill, osv. Men eldre menn og kvinner forteller barn fortellinger. Bestamora fortalte Mustafe og barna om Skogens konge.

 

Sheekadan waxaa ka sheekaynaaya Mustafe Xaaji Cali Geeddi mar uu fasaxiisii ku tagay meel baadiye ah oo ay ayeydii hooyo deggen tahay. Mustafe waxa uu ku bilaabay miyiga ama baadiyaha laguma haysto teefee (TV) iyo waxyaabo kaloo badan oon magaalada ku haysanno, sidaas awgeed waa in la helaa wax fiidkii lagu caweeyo. Aniga ayeyday ayaa intabadan ii sheekayn jirtay.Waxaanan ka sheekaynyaa sheeko aad u fiican oo ay ayeyday iiga sheekaysay.

 

pdfSheekadii Xiito (pdf)