nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Sooyaalka qoraalka afsoomaaliga

xarfaha

Sammendrag av Somali skriftspråk historie

Afkasoomaaligu waa af balaadhan , erayadiisuna badanyihiin, dhan loo eegabahadal iyo hawraar, maanso iyo maahmaah,gabay iyo geeraar,masaf iyo madadaalo,hees iyo heeloqorriin iyo qun u hadal,gees loo dayaba waa af hodana,

Sooyaalka Qoraalka Afsoomaaliga 

Continue reading

Gabay (qasim1)

qasimMacaan iyo qadhaadh er en dikt som ble oversatt engelisk og norsk Gabaygan waxaa tiriyey abwaankii weyna alla ha u naxariistee Ahmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim).

Waa gabay aqoonweyne ku dheehantahay oo tilmaamaya in aan la malaynkarin binu adanka.

 

Continue reading

Ciidda booskaha

uten navn

Tema: Påske

Kompetansemål: Eleven skal kunne beskrive påsketradisjoner, fortelle om Jesus sitt liv, død og oppstandelse

Beskrivelse: Her finnes det et tospråklig opplegg som passer for barnetrinnet og ungdomstrinnet.

Mowduuca: Ciida booskaha.

Ulajeedada casharka: Ardeydu waa in ay wax ka ogaadaan ciidda booskaha iyo Ciise noloshiisa.

Faahfaahin: Casharku waxa uu ku qoranyahay somali iyo noorwiiji waxana uuku haboonyahay dugsiga hoose dhexe.

 

 

 

 

 

Continue reading

Xaaji Dallaayad(dikt med spørsmålet)

Xaaji Dallaayad(dikt med spørsmålet)

dalaayadGabaygan wuxu Xaajji Dallaayad ka cabanaya ninkii kibirka badnaa ee la odhan jiray Carab Dheere, ee uu Ismaaciil Mirana gabayga u tiriyay ayuu isna gabaygan u mariyay. Ninka waxa la odhan jiray Maxamed Xassan oo dalka Ingriiska wax ku soo bartay booliisna u ahaan jirey isticmaarkii Ingiriiska ee fadhiyey magaalada Hargeysa sanadkii, 1956 kii

Continue reading

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no