nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Flerspråklig bibliotek
NAFOs filmer

Xubnaha jirka

Tema: Kroppens organer

Kroppens organer2Kompetansemål: Elevene skal sette navn på og beskrive hvordan noen av kroppens organer fungerer

Beskrivelse: Opplegget passer for 3-7. trinn. Materialet består av tekst med audio og bilder, oppgaver og nyttige lenker.

Mowduuca: Xubnaha jirka.

Yoolka waxbarasho: Ardeydu in ay magacyada xubnaha jirka taqaan, aanay qeexi karaan sida ay xubnuhu u shaqeeyaan.

Faahfaahin: Casharkani waxa uu ku ha boonyahay ardayda dhigata fasalka 3.aad ilaa fasalka 7.aad. Waxana uu ka koobanyahay, qoraal dhawaq waata,, sawirro, su,aalo iyo mareego muhiim ah.

Continue reading

Yggdrasil oo afsoomaali ah

yggdrasilNettressursen Yggdrasil for mellomtrinnet er nå også tilgjengelig på somali. Tekstene kan leses på norsk med somali lyd.

Halkan waxaad ka dheehan kartaa casharadan buuga sayniska ee fasalka 5aad illaa 7aad oo lagu akhriyayo afsoomaali.

Halkan guji si aad u dhegaysato

Dareemayaasha

sanseneTema: Sansene

Mål: Elevene skal lære om hvilke sanser vi har og hvordan sansene kan oppfatte signalene rundt oss.

Innhold: Her finner du en tekst om Sansene med oppgaver til. Teksten er lest inn på somali.

Dulucda Casharka: ardeydu waxay halkan ka baranayaan:

-          qaar kamida calaamadaha inagu xeeran

-          dareemada aan leenahay.

-          Sida ay dareemayaasheenu u dareemaan calaamadaha dareen ee inagu xeeran.

Casharku waxa uu ka koobanyahay qoraal iyo dhawaaq.

Casharka waxa loogu talagalay ardeyda dhigata fasalka 7aad.

Continue reading

Diinosoorada

dinosaur1 Tema: Dinosaurer.

Det overordnede målet: å identifisere dinosaurer og miljø- og klima levekår:

Pedagogiske mål: Å trene elevene til å håndtere spørsmål og øvelser i de fem dimensjonene i forståelse:

1. Forstå eksplisitt mening i teksten.

2. Forstå skjult mening i teksten.

3. Tolke, integrere og anvende ideer og informasjon.

4. Evaluere innhold og funksjon av språklige kjøretøyer.

5. Språkkunnskap, tillegg til aktivitetene i ferdighetene til å snakke og skrive.

Mowduuca: Diina soorada.

Ujeedaduna: waa in ardaydu garan karaan diina soorada, cimilada iyo jaiga kuxeeran ee nolol-xaaladeedooda.

Continue reading

Xeeliga Dooxada

i20bekkedalen1

Tema: I bekkedalen

 Læringsmål: Eleven skal kunne beskrive 

- kjennetegn og levevis til fisker og små dyr som lever i bekker og elver.

- kjennetegnene til noen dyr som lever ved bekken.

- hvorfor fuglene synger om våren.

- fortelle hvilke miljøfarer som truer mange bekker og elver.

Beskrivelse: Opplegget passer for 5.-7. trinn. Materialet består av Powerpointt med audio, ordliste, memory spill og oppgaver samt filmer og nyttige lenker.

Cashark: Xeeliga dooxada

      Dulucda Casharka: Ardeygu waa inuu: qeexikaraa tilmaamina karaa xayawaanka ku nool biyaha xeeliga biyaha.

    - Qeexi karo tilmaamina karo sida ay u noolyihiin malaayga iyo xayawaanada yaryar ee ku nool biyo dooxada iyo wabiyada.¨

      -  Sobobta ay shimbiruhu u heesaan Gugii.

-   UU sheegi karo dhibaatada cimilo ee ku xeeran biyo fadhiisiyada iyo wabiyada.

Faahfaahin: Casharkani waxa uu ku haboonyahay ardeyda dhigata fasalada 5aad, 6aad iyo 7aad. Waxa u uka koobanyahay Powerpoint, liis ereayo ah, ciyaar, iyo laylisyo.

Continue reading

nafo logo Innholdsansvarlig: Sunil Loona , Tel: 67 23 53 44   - www.morsmal.no