nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Cilmibaarista Sayniska ah

forske2Tema: Forskning i naturfag

Mål: Eleven skal kunne forklare sentrale ord og begreper og forklare hvordan naturvitenskaplig forskning gjennomføres.

Trinn: Ungdomstrinnet

Casharka: Cilmibaarista sayniska

Yool: Ardeydu waa in ay sharxi karaan macnaha erayada muhiimka ah aanay qeexi karaan sida loo sameeyo cilmibaarista syniska ku dhisan.

Fasalada: Dugsiga dhexe.

 

Continue reading

Isha

oeyet 2Tema: Øyet

Læringsmål: Eleven skal kunne vite hvordan øyet er oppbygd, fungerer og hvordan strålene går gjennom konveks og konkav linse.

Trinn: 8.- 10. trinn

Casharka: Isha Yoolka barasho: Ardaygu waa in uu ogaado sida ishu u dhisantahay, ushaqayso iyo sida falaaraha ilaysku u dhex maraan bikaac ururisada iyo bikaac firdhisada. Fasalada: 8-10.naad.

Continue reading

Asiidhada iyo Baysaska

asiidhda 1Tema: Syrer og baser

Mål: Fortelle om egenskapene til noen syrer og baser og beskrive hvilken betydning syrer og baser har i hverdagen vår. Opplegget er til 8. klasse trinn.

Dulucda Casharkani waxa ay tahay in ardaygu.  Uu sheegi karo astaamaha asiidhada iyo baysaska qaarkood aanu qeexi karo saamaynta ay asiidhada iyo baysasku nolol maalmeedkeenna ku leeyihiin

-        qeexi karo waxa cabirka pH ga milmuhu ka sheegayo milmaha

-         uu qeexi karo waxa tilmaame uu yahay iyo waxa loo isticmaalo.

Continue reading

Erayo saynis ah

 

naturfag111Mål: Eleven skal kunne de ulike naturfagbegrepene som de møter i undervisningen.

Beskrivelse: Opplegget består av en hefte som inneholder naturfagbegreper som vi bruker i undervisningen syre og base. Opplegget er tospråklig og passer best i 8. trinn.

Casharka: Erayo saynis ah ooku saabsan asiidhada iyo baysyada.

Dulucda casharku waa

- in ardaygu barto erayada sayniska ah ee ay kula kulmaan casharka.

Qeexid: Casharku waxa u uka koobanyahay seddex bog oo ay ku qoranyihiin erayo saynis ah oo aan isticmaalo marka aan dhigayno asiidhada iyo baysyada. Casharkani wxa uu ku haboonyahay fasalada sideedaad fasalada dugsiga dhexe.

Continue reading

Shaqada iyo Kulaylka

saqo1Læringsmål: Elevene skal kunne:

- definere begrepene arbeid, -strekning, effekt, fart og akselerasjon.

-Regne ut akselerasjon og beskrive sammenhengen mellom kraft akselerasjon.

-Forklare hvordan trafikksikkerhetsutstyr beskytter mot skade.

- Forklare hva vi mener med kraft og varme i naturfag. 


Ujeedada waxbarasho: Ardaydu waa in ay:

- Qeexi karaan ereyada shaqo, masaafo, waxtar, xawaare iyo sheelaro.

Soo saari karaan sheelarada, aanay sharax ka bixin karaan xiriirka ka dhexeeya awoodda iyo sheelarada.

-Sharixi karaan sida qalabka nabadgelyada gaadiidku u illaalyaan ama uga difaacaan    dhaawacyada.

-Sharax ka bixin karaan wxa aan uga jeedno erayada, awood iyo kulayl saynis ahaan.

Continue reading

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no