nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Dhibaatooyinka ay kala kulmaan caruurta iyo waalidku qaxootinimada

Flukt og migrasjon 640x480Når barn og foreldre opplever kriser og sorg i forbindelse med flukt og migrasjon

Målfrid Bleka, oo ka tirsan hayadda NAFO waxa ay qoraal ka diyaarisay habka ay ula dhaqmi lahaayeen xanaanooyinko waalidak iyo caruurta soo qaxay.

Qoraalkan waxa ay Bleka diiradda ku saaraysaa: Wa ayo reerahan u soo qaxay Norway? Waa maxay calaamdaha lagu garto dhibaatada qaxootinimada? Habkee bay xanaanadu ku caawin lahayd caruurtaa dhibaataysan iyada oo la kaashanaysa waalidka?  

Continue reading

Sharciga xanaanada- Barnehageloven

kongefamilienBarnehageloven

Alle barnehager i Norge må følge Barnehageloven. Det er den viktigste loven for barnehagene. Den gjelder både for private og offentlige barnehager. For å lese hele barnehageloven trykk her. 


Sharciga xanaanada

Kulli xanaanooyinka Norway waa inay u hoogansanadaan sharciga xanaanda. Kaas oo ah sharciga ugu muhiimsan oo khuseeya xanaanooyinka. Guji halkan si aad u akhrisato sharciga oo dhamaystiran. Sharciga xanaanada waxa uu jiraa isaga oo maqal ah, Halkan ka dhegeyso.

nafo logo Innholdsansvarlig: Sunil Loona , Tel: 67 23 53 44   - www.morsmal.no