nafo
Somali - Soomaaliga
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

mekaIbrahim får sønnen Ismail

Koranen forteller at det for lenge siden levde en mann som het Ibrahim. Han og kona hans, Sara, kunne ikke fa barn sammen. Derfor fikk Ibrahim i stedet barn med konas tjenerinne, Hagar. De fikk sønnen Ismail. Ikke lenge etter lovet Gud at Ibrahim skulle fa en sonn til, med Sara

Nabi Ibraahim iyo wiilkiisii Ismail

Quraanku wuxu noo sheegayaa In markii nabi Ibraahim iyo xaaskiisi Sahra ay waxba isku dhali waayeen ay Hagar u dhashay wiilkiisii ismaaciil. Waqtiyar kadib Ilaahay waxa uu nabi Ibraahim u balan qaaday in wiil kale u dhalanayo aanay u dhalayso xaaskiisa Sahra.

Les mer

Ciida kristaanka

jule treTema: Jul
Kompetansemål: Eleven kan samtale om kristendom og hvordan religiøs praksis kommer i høytider.

Sannad kasta bisha disembar waxaa la xus loo sameeyaa maalinta kristanka (jul). Maalintan waa maalin loo dabaal dego xuska dhalashadii Nabi Ciise sida ay aaminsanyihiin masiixiyiintu .Krismaska iyo u dabaaldega maalinta waa ciid muhiim ah dadka wadankan sida ay muslimka muhiimka ay ugu tahay ciidaha fidriga iyo carafaddu, waan maalin reerka oo dhan ay dabaaldegaan.

Les mer

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no