8. mai – frigjøringsdagen – film på somali

Waxaan aad iyo aad idiinku soo dhawaynayaa fiidyow kale oo ku saabsan dabaal degga 8 mai. Taas oo aan ku eegayno taariikhda maalinta xornimada. Waxan kale oo dhamaadka fiidyowga idiinku soo bandhigayaa sadex filim iyo hal taxane oo ku saabsan dagaalkii labaad ee aduunka oo aad daawan karto. Hadii aad u baahantahay tixraax dheeraad ah.

Stikkord: frigjøringsdagen, tyske okkupasjonen, andre verdenskrig, Kong Haakon, nekte å overgi seg, regjering, Nasjonal Samling, Vidkun Quisling, anmodning, abdisere, motstand, landssvikoppgjøret, tyskerjentene, den 12. mann, kongens nei, Max Manus, kampen om tungtvannet

 

Kilde: 

Youtubekanalen: norsksomandrespråk