1.da Maajo // 1. mai – arbeidernes internasjonale dag

1.da Maajo waa maalinta shaqaalaha adduunka. Maalintan waa maalin halgan iyo dabbaaldeg taas oo ay shaqaaluhu u muddaaharaadaan qaddiyadahooda muhiimka ah, sidoo kale ay u soo bandhigaan hab-dhaqanka dhaqdhaqaaqyada shaqaalaha.

Foto: Flicr
Derfor har du fri 1. mai – en film på somali