nafo
Somali - Soomaaliga
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Tospråklige undervisningsopplegg
Tospråklig materiell
Veiledning till foreldre

Shirweynihii afka hooyo 26-27/11/2015

GetAttachmentHayadda NAFO waxay  ay sannadkii afraad ku qabatay magaaladda Oslo markii ay taariikhdu ahay 26-27 november shirweynihii afka hooyo oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad 200 oo qof . Shirkaa waxaa maalintii hore lagu gorfeeyay faaíidooyinka afka hooyo u leeyahay ubadka, taas oo ay muxaadarooyinkasoo jeediyaan aqoonyahannu ku xeeldheer afafka.

Maalintii labaad ee shirka waxay ay gaar u ahayd luuqadihii ka soo qayb galay oo ka koobnaa 12 luuqadood, in ay mid waliba gaarkeed u shirto. Qaybtii afka soomaaliga waxaa ka soo qayb galay 22 qof, taas oo lagu gorfeeyay sidii afka hooyo hore loogu marin lahaa, macalimiinta iyo kalkaaliyayaashsa dugsiyada Noorway wax ka dhigaana ay is kaashi u samayn lahaayeen. Shirkuna wxuu ku soo gabagaboobay is afgarad in xidhiidh joogta ah macalimiinta iyo kalkaliyayaashubu ay yeeshaan.

xanaanooyinka. Waxa kale oo diiradda lagu saari doonaa isku xidhnaashiiyaha macalimiinta iyo GetAttachment 2kalkaaliyaasha.

GetAttachment 3

TM nasjonal konf Artikkelbilde Dag 1

GetAttachment 1

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no