Brøk // Xisaab jajab ah

Illustrasjon: Pixabay

Her finner du film hvor Abdalla forklarer brøkregning på en lett forståelig måte på somali. Du finner også tekstoppgaver på norsk og somali.

 

Cabdalla Shafey waxa uu duubay filim uu ku sharxayo xisaabta qeybta jajabka ah. waa filim uu ugu tala galay carruurta soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba in ay ka faa`iideystaan, Waxa uu bixinayaa tusaalooyin la arki karo ama la taaban karo. 

 

pdfWalax badhkeed (nuskeed) ama waax (pdf)

 

Filmer på somali om brøk: