nafo
Somali - Soomaaliga
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Tospråklige undervisningsopplegg
Tospråklig materiell

Daruuraha: Skyer

DaruurTema: Skyer

Læringsmål: Eleven skal kunne;

-          beskrive, illustrere og samtale om egne observasjoner fra naturen (etter 2. trinn)

-          bruke naturfaglige begreper til å beskrive og presentere egne observasjoner (etter 4. trinn)

Beskrivelse: Bruk atlas på alle trinn. Atlaset egner seg godt til å studere skyer, sammenlikne, samtale om, forklare observasjoner og lage tabeller og statistik. Skriv ut atlaset, laminer det og ta det med ut på tur.

Casharka: Daruuraha

Tuducda Casharka: Ardaygu waa in;

-          uu qeexi karaa, tusaalayn karaa, kana hadli karaa indha indhaynta uu ku sameeyo bay,adda.

-          uu isticmaali karaa erayada sayniska ah si uu u sharxo una soo gudbiyo indha indhaynta uu sameeyay.

Faahfaahin: Ku isticmaal Khariidad fasal kasta. Khariidadu waa ay ku haboontahay in loo isticmaalo barashada daruuraha, la is barbar dhigayo, laga hadlayo, la qeexayo indhaindhayno la sameeyey, la isticmaalo marka la samaynayo shax iyo celcelis. Daabac qariidada oo bacda adag ee loogu tala galay ku kaawiyadee si,aanay kaaqa qoyin oo banaanka u qaado marka aad socodka aadaysid.

Skyatlas A4 Somali.docx

Skyatlas A4.docx

 

 

 

 

 

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no