Maxaa Mihiim ah?
Maxaa Mihiim u ah caruurta iyo dhalinyarddu inay helaan oo wanaag ah, inkastoo noloshu noqon karto mid adag.
Maxaa Mihiim u ah caruurta iyo dhalinyaraddu inay helaan oo wanaag ah, inkastoo noloshu noqon karto mid adag.
Qofna keligii kama gudbo, haddii uu la kulmo dhibaato.Taageerada dadka kale oo mihiim. Cilmi baaristu waxay muujinaysaa in kuwa si wanaagsan uga gudba ka dib markay dhibaato la kulmaan,Inta badan waxay leeyihiin shan arrimood oo mihiim.
- Badbaado- Caruurta iyo dhalinyaraddu waxay u baahan yihiin inay dareemaan badbaado.jir ahaan iyo maskax ahaanba si joogto ah, fahamka mustaqabalka isla markaan ay ka helaan dadka waaweyn caawimo iyo badbaado.
- Degenaanshaha- sida barashadda xeeladaha lagu maareeyo walbahaarka iyo degenaansho la,aanta, tusaale ahaan farsamooyinka neefasashadda iyo dhaqdhaaqyadda loo sameeyo si degen, waxay caruurta iyo dhalinyaraddu ka heli karaan inay dareenkooda u xakameeyaan si taxdar leh.
- Aaminaad naftaada- caruurta iyo dhalinyaraddu waa in ay dareensanyihiin in ay saamayn ku yeelan karaan xaaladooda isla markaan ay heli karaan caawimo markii ay codsadaan.
- Taageerada bulshadda- inaad leedahay xiriiro wanaagsan iyo inaad dareensantahay inaad qayb ka tahay bulashadda ayaa go,aamisa inaad maarayso dhibaatooyinka mustaqabalka.
- Rajo- Rajada mustaqbalka ee wanaagsani waxay ku siin kartaa awood lagula taaclo caqabadaha, isla markaan aad leedahay aaminaad in xaaladuhu wanaagsanaan doonaan
