Øvelse 3 // Tababarka 3

Neefsi xeel dheer

Om øvelsen

Neefsashadeena waxaa si toos ah u maamula maskaxad. Laakiin inaguna waan xakamayn karnaa . Markaan cabsano, xanaaqno ama walbahaarno neefashadu waxay noqotaa mid deg deg ah oo aan xeel dheerayn. Tani waxay fariin u dirtaa maskaxda, jirka ka dhigtaa mid kacsan. markaad qaadato Neefsasho xeel dheer ilaa caloosha, waxaan dejin karnaa jirka iyo madaxa. Marka jirku nasto, sidoo kale maskaxduna way degtaa. Neefsashada xeel dheer ayaa noqon karta hab wanaagsan oo lagula tacaalo walbahaarka iyo dareenada

Si wanaagsan u fariiso ama istaag. Bal qiyaas inaad ku neefsanayso dhamaan shantaada farood ee gacantaada. Dhinca kaga neefso faryaradaad, neefsiga ku jooji xagga sare ee faryarada. Haddan si tartiib ah ugu neefso dhinca hoos ee faryarada. farta ku xigta kor kaga neefso. Neefsiga ku jooji xagga sare ee farta, ka dib si tartiiba ah ugu neefso dhinca kale ee farta. Si wad oo si tartiiba ah ugu neefso dhamaan farahaaga.