Filmer om klima // Filimo ku saabsan culuunta cimilada

Wakaaladda diyaarisa filimada culuunta cimilada ee lagu magacaabo Klimafilm.no waxa ay halkan idiinku soo gudbinaysaa filimo ku saabsan isbedeladda cimilada oo ku salaysan aqoon iyo cilmi baadhis xeel dheer. Filim waliba wuxuu socon doona muddu 8-10 daqiiqadood ah. Filimadane waxay soo koobi doonaan si is daba jooga cilmiga cimilada iyaga oo ku qotoma maadooyinka naturfag, samfunnsfag, geografi, geofag, biologi, teknologi og forskningslære (ToF), norsk og KRLE . Waxaa loogu talo galay ardayda dugsiyada dhexe iyo kuwa dugsiyada sare.Filimadda waxaa ku lifaaqan qoraalo ku turjuman afaf badan oo u uka mid yahay afsoomaalgu.Guji halkan si aad u daawato