Dikt av Ahmed Ismail Qaasim // Xidigtii dagaara

Foto: Oleksandr/ AdobeStockMaansadan la magacbaxday “Xiddigtii dagaari” waxaa tiriyey Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim) sannadkii1964kii. Wuxuu ku bilaabayaa sharraxaad uu ka bixinayo sida adduunku u hore-maray, halka la higsanayo, dedaalka loogu jiro in dayaxa la tago iyo guud ahaan aqoontu halka ay marayso.

pdfDikt av Ahmed Ismail Qaasim på somali (pdf)