Dikt om kvinner // Dumarku waa madhaafaan

Illustrasjon: madiwaso /AdobeStockHer finner du et dikt som er skrevet av Ahmed Aw Gedi i 1995. Diktet handler om kvinnens oppgaver i samfunnet. Han skriver at livet er meningsløst uten kvinner, og anbefaler at de bør respekteres høyt.

 

Maan sadan waxa triyey abwaanAxmed Aw Geedi taariikhdu markay ahayd 1995tii.Jiiftadan waxa uu abwaanku si dareen cad ah innoogu sharraxayaa in dumarku kaalin muuqata ay kaga jiraan bulshada dhexdeeda, la’aantoodna aanay suurtowdeen noloshu.

Dumarku waa laf-dhabarta bulshada, xagga dhaqanka iyo anuquutahaba, waxaanu abwaanku maansadan si miisaan leh, inoogu hugotusaale ynayaa waxqabadka haweenku in uu yahay ma dhaafaan. Wåxa ay maansadu si qiimo leh u qiravsaa, kartida, aqoonta, hufnaanta iyo xaq dhawrka ay haweenku mudanyihiin. Dhanka kale waxa uu abwaanku xasuusan yahay in waxa rag is dhaafiyaa ay dumar yihiin, sidaa daraadeed waxa uu ku ducaysanayaa in uu Eebbe siiyo gabadhii uu ku degi lahaa.

 

pdfDUMARKU WAA MADHAAFAAN/ Dikt om kvinner på somali (pdf)