Lys og energi // Tamarta iyo Ilayska
I denne teksten kan du lese om at det finnes ulike former for energi og at en energiform kan omdannes til en annen. Elevene får vite om forskjellige energikilder og hvordan vi kan utnytte dem.
Ardaygu waa in uu ogaado waxa ilayska iyo tamartu yihiin, iyo sida tamartu isku badbadasho. Ardaydu waa in ay ogaadaan ilo tamareedyada kala duwan iyo sida aan u isyticmaallo. Ardaydu waa in ay ogaadaan ilo tamareedyada wax udhima dabeecadda iyo kuwa aan u dhimin.
Ardaydu waa in ay ogaadaan istimaalka ilo tamareedyadu sida ay u badalaan bay,adda innagu xeeran.