Luuqadda iyo wada macaamilka – laga bilaabo 8 bilood
Somali

Ma ogtahay Ilmuhu codad badan ayuu samaynayaa si loo fahmo. Xusuusta ilmuhu way fiicnaataa xiligan, ilmuhuna wuu garan karaa ereyada inkasta oo laga yaabo in aanu weli waxba odhan karin. Ilmuhu wuxuu luuqadda bartaa markaad la hadasho ilmaha iyo markay isla erayadii kugu cel cel celiyaan marar badan. Ilmuhu waxay jecelyihiin inay kula ciyaaraan. Luuqadda …