Dhulka somalia
Samfunnsfag
Somalia ligger på en halvøy på Afrikas østkyst med Adengulfen mot nord og Indiahavet mot øst. Sammen med Eritrea og Djibouti kalles området Afrikas Horn. Somalia har grense mod Djibouti mot nordvest, mot Etiopia i vest, og mot Kenya i sør. Kystlinjen er 3,330 km lang. Somalia er dobbelt så stor som Norge og dekker 637,000 kvadratmeter.
To lengste elver: Juba og Shabeele Høyeste punkt: Shimbris 2 416 meter over havet Naturressurser: uran samt store, urørte reserver av jernmalm, tinn, bauxitt, kobber og naturgass. Det finnes også olje.
Soomaaliya waxay kutaalaa geeska Afrika Bari. Waana meel aad muhiim ugu ah xagga juqraafiga. Bedka dhulka Soomaaliya uu ku fidhiyaa qiyaastii waa 246,000 mayl laba jibbaaran, ama (637,000 Kiiloomitir labajibbaaran).
Soomaaliya waxaa waqooyi ka xiga Badda Cas, barigana Badweynta Hindiya, dhanka Galbeedna waxaa xad kala wadaaga Kenya iyo Ethiopia, waqooyi-galbeedna Djabouti. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika, taas oo dhererkeedu yahay qiyaastii 2,060 mile ama [3,330 Km].


(Salaby tibyr nå tospråklige oppgaver på flere språk, deriblant Somali!)
Noolaha waxaa uu uqaybsamaa labo qaybood oo waaweeyn oo kala ah dhirta (planter) iyo xayawaanka

