Dialogkort på foreldremøte: Opplæring i svømming//Kaadhka wada hadalka ee kulanka waalidka: Tababarka dabaasha

1.Garderobe og dusjing//Qolka dhar bedelashada iyo qubayska
Ardaydu waa inay qubaystaan ka hor iyo ka dib tababarka dabaasha ee barkada.
Sideed ayaad waalid ahaan ugala hadli kartaa ilmahaaga/dhalinyarada waxa ku saabsan dhar bedelashad iyo qubeyska.
somali og norsk bokmål

2. Klassemiljø// Fasalka iyo inta ku xeeran
Waa muhiim in la dhiso jawi wanaagsan fasalka gudihiisa, halkaas oo ardaydu ku dareemaan amaan iyo xasilooni midba midka kale
Maxaad odhanlahayd in ay ardaydu sameeyaan si ay u noqodaan kuwo xasiloon markay ardayda kale la samaynayaan tababarka dabaasha?
somali og norsk bokmål

3. Klassemiljø// Fasalka iyo inta ku xeeran
Sideen ugala hadli karnaa ardayda kala duwanaanshaha ? (marka la eego jirka, awooda dabaasha, diinta, jinsiga, midabka jirka, luqadda, kartida shaqad, muuqaalka, xiisaha iyo habdhaqanka, iwm.)
somali og norsk bokmål

1.Garderobe og dusjing
Elevene må dusje før og etter opplæring i basseng.
Hvordan kan du som foresatt snakke med barnet/ungdommen din om omkledning og dusjing?
somali og norsk bokmål

2. Klassemiljø
Det er viktig å etablere et godt klassemiljø der elevene er trygge på hverandre.
Hva vil du si gjør elevene trygge på seg selv og andre i opplæringen i svømming?
somali og norsk bokmål

3. Klassemiljø
Hvordan kan vi snakke med elevene om å være ulike?(med tanke på kropp, ferdigheter i svømming, religion, legning, kjønn, hudfarge, språk, funksjonsevne, utseende, interesser og væremåter etc.)
somali og norsk bokmål

4. Opplæringsmiljø// Deegaanka tababarka
Tababarka dabaasha waxaa lagu qabtaa gudaha iyo dibaddaba.
Xaggee ayey qoysaska carruurta iyo dhallinyaradu u dabaal tagaan meesha aad ku nooshahay?
somali og norsk bokmål

5. Opplæringsmiljø // Deegaanka tababarka
Tababarka dibeddu wuxuu ka dhici karaa goobo kala duwan (biyaha macaan,biyaha dhanaan iyo webiga)
Kala hadal ilmahaaga/dhalinyaradda saamaynta ay ku yeelan karto doorashada goobaha tababarka iyo sababta.
somali og norsk bokmål

6. Opplæringsmiljø// Deegaanka tababarka
Xilliga jiilaalka biyaha badaha iyo webiyada ayaa baraf noqda oo waxaan aadi karnaa ciyaaraha barafka.
Ka wada hadala goobaha ku habboon in loo aado ciyaarahay barafka iyo sababta.
Ka wada hadal waxa ardaydu tahay inay ka ogaadaan deegaanka ay ku ciyaari doonaan barafka; dhumucda barafka, amniga iyo qiimeynta khatarta
somali og norsk bokmål

4. Opplæringsmiljø
Opplæringen i svømming foregår både ute og inne.
Hvor går familier, barn og ungdommer og bader der dere bor?
somali og norsk bokmål

5. Opplæringsmiljø
Opplæringen utendørs kan foregå i ulike miljø (ferskvann, saltvann og elv).
Diskuter hvilken betydning valg av miljøet i opplæringen kan ha for ditt barn/ungdom og hvorfor.
somali og norsk bokmål

6. Opplæringsmiljø
Om vinteren fryser vann, sjø og elver til is og vi kan gå på skøyter.
Diskuter hvilke områder i ditt nærmiljø det er aktuelt å gå på skøyter i og hvorfor.
Diskuter hva elevene bør kunne om miljøet der de skal gå på skøyter; tykkelse på is, sikkerhet og vurdering av risiko etc.
somali og norsk bokmål

7. Bekledning// Dharka
Maxay tahay inay ardaydu xirtaan marka ay qaadanayaan tababarka dibadda? Maxaa la samayn karaa si looga fogaado dhaxanta?
Ka wada hadal sababta tababarada dibadda lagu qaato u noqon karaan kuwo wanaagsan.
somali og norsk bokmål

8. Selvberging og trygg ferdsel// Is-badbaadin iyo safar badbaado leh
iskuulku wuxuu ka shaqeeyaa socdaalka biyaha nabdoon ee xiliyadda dayrta, jiilaalka iyo gu’ga.
Weligaa ma kugu dhacday xaalad aad dareentay khatar dhinca biyaha
Maxaad samaysay markaa?
Maxaad u malaynaysaa inay muhiim u tahay ilmahaaga si uu uga badbaado biyaha?
Sideed ayaad waalid ahaan, ugala hadli kartaa ilmahaaga safarka biyaha nabdoon?
somali og norsk bokmål

9. Vanntilvenning og svømming// La qabsiga biyaha iyo dabaasha
Ka hor intaan ardaydu baranin dabaasha, waxaa muhiim ah inay ahaadaan kuwo ku dareema biyaha xasilooni iyo degenaansho (geli madaxa biyaha hoostooda, sabaynta, leexashada, silbashada, kicinta).
Maxaad samayn kartaa si aad u caawiso ilmahaaga inuu ku badbaado biyaha?
somali og norsk bokmål

7. Bekledning
Kva bør elevene ha på seg når de skal ha opplæring ute? Hva kan en gjøre for å ikke fryse?
Diskuter hvorfor regelmessig opplæring ute kan være positivt.
somali og norsk bokmål

8. Selvberging og trygg ferdsel
Skolen jobber med trygg ferdsel ved vann høst, vinter og vår.
Har du noen gang vert i en situasjon ved vann der du var utrygg? Hva gjorde du da?
Hva mener du er viktig for at ditt barn skal være trygg ved vann?
Hvordan kan du som foresatt snakke med ditt barn om trygg ferdsel ved vann?
somali og norsk bokmål

9. Vanntilvenning og svømming
Før elevene lærer å svømme er det viktig å være trygg i vann (hodet under vann, flyte, snu seg, gli, fremdrift).
Hva kan du bidra med for å hjelpe ditt barn å bli trygg i vann?
somali og norsk bokmål

10. Vanntilvenning og svømming//La qabsiga biyaha iyo dabaasha
Iskuulka ardaydu waa inay bartaan dabaasha.
Maxay ka dhigan tahay inaad tahay qof dabaasha ku wanaagsan?
Sideed ugala hadli kartaa ilmahaaga muhiimadda ay leedahay inuu noqdo qof dabaasha ku wanaagsan?
somali og norsk bokmål

11. Vanntilvenning og svømming// La qabsiga biyaha iyo dabaasha
Waa maxay siyaabaha ugu badan ee loo dabaasho?
Sidee ayaad u malaynaysaa inay muhiim u tahay inay ardaydu ku bartaan dabaasha iskuulka iyo sababta?
somali og norsk bokmål

12. Svømming// Dabaasha
Iskuulka ilmahaagu wuxuu u baran doonaa dabaasha siyaabo kala duwan (caloosha iyo dhabarka).
Maxay muhiim u tahay in siyaabo kala duwan loo dabbaasho?
somali og norsk bokmål

10. Vanntilvenning og svømming
På skolen skal elevene lære å svømme.
Hva betyr det å være svømmedyktig?
Hvordan kan du snakke med ditt barn om viktigheten av å være svømmedyktig?
somali og norsk bokmål

11. Vanntilvenning og svømming
Hva er de vanligste måtene å svømme på?
Hvilke måter å svømme på synes du er viktig at elevene lærer på skolen og hvorfor?
somali og norsk bokmål

12. Svømming
På skolen lærer barnet ditt å svømme på ulike måter (på mage og rygg).
Hvorfor er det viktig å kunne svømme på ulike måter?
somali og norsk bokmål

13. Selvberging og vurdering av sikkerhet ved vann// Is badbaadinta iyo qiimeynta badbaadada biyaha
Tababarkan ardaydu waxay samayn doonaan is-badbaadin xagga biyaha ah.
Sideed ugala hadli kartaa ilmahaaga muhiimada ay leedahay inay awoodaan inay naftooda samatabixiyaan ka dib markay ku dhacaan biyaha (bad, haro, webi)
somali og norsk bokmål

14. Selvberging og vurdering av sikkerhet ved vann// Is badbaadinta iyo qiimeynta badbaadada biyaha
Waa maxay qiimaynta badbaadada ee aad u malaynayso inay muhiim u tahay ardaydu inay sameeyaan marka ay ku jiraan biyaha dhexdooda iyo markay agagaarkooda joogaan. Maxayse tahay muhiimada ay tani u leedahay ardayda iyo adiga waalid ahaan?
Waa maxay faraqa u dhexeeya joogitaanka iyo agagaarka biyaha dhanaan , biyaha macaan, iyo webiyada?
Goorma ayay ardaydu tahay inay la dabaasho asxaabta da’ahaan?
Maxay ardaydu u baahan yihiin inay awood u yeeshaan, ka hor intaanay keligood dabaasha la tegin asxaabtooda?
somali og norsk bokmål

15. Selvberging og vurdering av sikkerhet// Is badbaadinta iyo qiimeynta badbaadada
Fasalka wuxuu ku safarayaa doon.
Waa maxay qiimaynta xagga badbaadada ee muhiimka u ah inay ardaydu aqoon u leeyihin ka hor intaanay safarka aadin?
somali og norsk bokmål

13. Selvberging og vurdering av sikkerhet ved vann
I opplæringen skal elevene gjennomføre selvberging i vann.
Hvordan kan du snakke med ditt barn om viktigheten av å kunne berge seg selv etter et fall i vann (sjø, vann, elv)?
somali og norsk bokmål

14. Selvberging og vurdering av sikkerhet ved vann
Hvilke vurderinger av sikkerhet mener du er viktig at elevene kan gjøre ved opphold i og ved vann og hvilken betydning har det for elevene og deg som foresatt?
Hvilke forskjeller er det på å oppholde seg ved og i saltvann, ferskvann og elv?
Når er elevene gamle nok til å gå å bade sammen med venner?
Hva må elevene kunne før de kan gå og bade alene med venner?
somali og norsk bokmål

15. Selvberging og vurdering av sikkerhet
Klassen skal på kanotur.
Hvilke vurderinger av sikkerhet er det viktig at elevene har kjennskap til før de drar på tur?
somali og norsk bokmål

16. Svømming// Dabaasha
Iskuulka dhalinyaradu waxay ku tababartaan dabaasha masaafo dheer oo ku saleysan hadafkooda.
Maxay muhiim u tahay in siyaabo kala duwan loo dabaasho marka la dabaalanaayo masaaafo dheer?
somali og norsk bokmål

17. Livberging og vurdering av risiko // Qiimaynta naf-badbaadinta iyo khatarta
Tababarkan ardaydu waa inay fahmaan oo ay sameeyaan naf-badbaadin gudaha biyaha iyo hareeraha biyaha dhulka duurka ah.
Sideed ugala hadli kartaa ilmahaaga muhiimada ay leedahay inaad awoodo inaad sameyso nolol badbaadin, haddii aad aragto qof u baahan gargaar?
somali og norsk bokmål

18. Livredning og vurdering av risiko// Qiimaynta naf badbaadinta iyo khatarta
Tababarka, ardaydu waxay ku baranayaan inay qiimeeyaan khatarta ay leedahay bii’adaha kala duwan ee ku saabsan biyaha iyo agagaarkooda.
Waa maxay qiimaynta khatarta ah ee aad u malaynayso inay muhiim u tahay dhallinyaradu inay ka digtoonaadaan marka ay dabbaasha tagayaan ama ay safarka doonta la raacayaan asxaabtooda wakhtiga ay firaaqada leeyihiin?
somali og norsk bokmål

16. Svømming
På skolen øver ungdommene på å svømme en lengre distanse basert på egen målsetting.
Hvorfor er det viktig å kunne svømme på ulike måter når en skal svømme lengre distanser?
somali og norsk bokmål

17. Livberging og vurdering av risiko
I opplæringen skal elevene forstå og gjennomføre livberging i, på og ved vann ute i naturen.
Hvordan kan du snakke med din ungdom om viktigheten av å kunne utføre livberging dersom en oppdager noen som trenger hjelp?
somali og norsk bokmål

18. Livredning og vurdering av risiko
I opplæringen skal elevene lære å vurdere risiko i ulike miljø i, ved og på vann.
Hvilke vurderinger av risiko mener du er viktig at ungdommene har kjennskap til når de bader eller drar på båttur med venner på fritiden?
somali og norsk bokmål

19. Førstehjelp og vurdering av risiko //Gargaarka degdega ah iyo qiimaynta khatarta
Tababarkan ardaydu waxay fahmi doonaan oo fulin doonaan gargaarka degdega ah ee naf-badbaadinta. Waxayna baran doonaan inay qiimeeyaan khatarta degaanada kala duwan.
Waa maxay waxa ugu horreeya ee maskaxda ku soo dhacaya markaad maqasho “gargaarka deg dega ah ee nafaha badbaadiya”?
somali og norsk bokmål

19. Førstehjelp og vurdering av risiko
I opplæringen skal elevene forstå og gjennomføre livreddende førstehjelp og lære å vurdere risiko i ulike miljø.
Hva er det første du tenker på når du hører «livreddende førstehjelp»?
somali og norsk bokmål
Dialogkortene er utviklet av Nasjonalt senter for mat, helse og fysisk aktivitet. Kortene er tilrettelagt på flere språk og oversatt av morsmål.no