Dikt av Ahmed Ismail Qaasim // Xidigtii dagaara
![Foto av en bok](https://morsmal.no/wp-content/uploads/2012/06/poetry._Oleksandr.AdobeStock_315403724.jpeg)
Foto: Oleksandr/ AdobeStockMaansadan la magacbaxday “Xiddigtii dagaari” waxaa tiriyey Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim) sannadkii1964kii. Wuxuu ku bilaabayaa sharraxaad uu ka bixinayo sida adduunku u hore-maray, halka la higsanayo, dedaalka loogu jiro in dayaxa la tago iyo guud ahaan aqoontu halka ay marayso.