Kjærlighet og seksualitet//Jacaylka iyo galmada

Denne teksten om kjærlighet og seksualitet finnes på flere språk. Teksten er hentet fra Zmekk.no og oversatt til flere språk av morsmål.no etter avtale med Bergen kommune. Tanken er at teksten skal være et supplement til andre læremidler og andre aktiviteter i opplæringen. Det er altså ikke meningen at disse ressursene skal stå alene, men at de kan brukes i innledning til arbeid med temaet.

Teksten kan, for eksempel, brukes sammen med tospråklig lærer for å aktivere elevenes kunnskaper om temaet, og å bidra til at eleven lærer fagspråk.

Film om kjærlighet og seksualitet fra Zmekk.no

Jacayku waan in aad qof ka heshid. Sida badan qof kastaa qof buu jecel yahay. Waalidkaa, walaalahaa ama saxiibkaa ayaad jeclaan kartaa.

Waxa kale oo jira jacaylka roomaantiga oo qofku uu u hayo saaxiibkii/saaxiibaddii ama xaaskiisa/seygeeda

illustrasjon av en dame og en mann som ser på hverandre og smiler. det er et hjerte i mellom dem.
Jacayku waan in aad qof ka heshid.

Aragtida laga qabo jacaylka roomantiga way kala duwan tahay Waxa tusaale ahaan lagu kala

duwan yahay sida ay labada is guursanayaa u kulmaan.

Waddamada qaar waalidiinta ayaa labada is guursanaya isu raadiya. Tan waxa la dhahaa guurka isu-doonka (arrangert).

Waalidka qaar ayaa ilmihiisa u raadinaya dhowr qof oo uu kala doorto, ka dibna ilmaha ayaa dooranaya midkood

Waddamo kale waalidka ayaa u dooraya ilmaha iyaga oo aan ilmaha lagala tashan. Inaad qof ku qasabtid qof kale inuu guursado waa sharci darro Noorwey. Laakiin waa sharci in ilmaha aad kala talisid haddii uu ilmuhu sidaa rabo

illustrasjon av en jente som ser på tre menn
Inaad qof ku qasabtid qof kale inuu guursado waa sharci darro Noorwey.

Noorwey waa caadi in qofku raadsado qofkuu guursanayo. Waxaa kale oo caadi ah in saaxiibad/saaxiib badan la yeesho intaadan guursan qofkaad rabto.

Badanka dadku iyaga oo aan isqabin bay wada noolaadaan. Tan waxa la dhahaa gashaan (samboer). Hal mid afartii gashaan ah isma guursadaan Noorweey, laakiin way wada noolaadaan oo carruur sidaa ku dhalaan.

illustrasjon av et par. mannen holder en barnevogn, damen holder en jobbkoffert.
Hal mid afartii gashaan ah isma guursadaan Noorweey, laakiin way wada noolaadaan oo carruur sidaa ku dhalaan.

Marka wiil iyo  gabar is jeclaadaan waxaan niraahnaa waa caadi.

Laakiin waxa jira qof jeclaada qof la jinsi ah. Marka laba qof oo isku jinsi ahi is jeclaadaan waxaan niraahnaa khaniisnimo

Waddamada qaar khaniisnimadu waa sharci darro oo khaniisiintana waa la ciqaabayaa ama waaba la dilayaa haddii ay wada nool yihiin. Diimaha qaar waxay oranayaan khaniisnimadu waa khalad. 

Noorway qofku qofkuu rabuu la noolaan karaa. Waa sharci darro in qof lagu takooro khaniisnimo, khaniisiintuna waxay isu guursan karaan sida nin iyo naag.

illustrasjon av tre par som holder hodene sine mot hverandre. ett par er to jenter, ett par er to gutter og et par er en gutt og en jente
Noorway qofku qofkuu rabuu la noolaan karaa

Galmadu waa qayb dabiici ah oo ka mid wada noolaashaha roomaantiga ah. Waa wax fiican oo u dhexeeya laba qof.

Laakiin xitaa haddii aad qof la nooshahay adiga ayaa go’aansanaya galmadaada. Tan macnaheedu waa adiga ayaa go’aanka iska leh inaad galmo samaynaysid iyo ciddaad la samaynaysid. Cid kale, ha ahaadaan waalid, sey ama saaxiib, ma leh go’aankaas.

illustrasjon: en jente med et strengt utrykk i ansiktet holder et "stopp"symbol foran kroppen
Adiga ayaa go’aanka iska leh inaad galmo samaynaysid iyo ciddaad la samaynaysid.

Galmo aadan ogolayn waxa loogu yeeraa kufsi. Tani Noorway waa ka sharci darro waxaadna mudanaysaa ciqaab xabsi ah.

Lama ogola inaad qof kale taabatid ama salaaxdid haddii aanay kuu fasaxin sidaas. Haddii shaki kaaga jiro inaad qof taaban ama la baashaali kartid, waa inaad weydiisaa qofka.

illustrasjon av norges lover, en bok

Liis ereyo

Guurka isu – doonka qoyska ayaa kuu dooraya qofkaad guursanayso
Gashaan – in lala noolaado qof aadan is qabin
Galmo caadi ah – in la jeclaado qof jinsi kaa duwan ah
Khaniisnimo – in la jeclaado qof kula jinsi ah
Kufsi – galmo khasab ah

Ordliste

Arrangert ekteskap – Familien velger ektefelle til barna
Samboer – Å bo sammen uten å være gift
Heteroseksuell – Å forelske seg i noen av motsatt kjønn
Homoseksuell – Å forelske seg i noen av samme kjønn
Voldtekt – Tvunget seksuell kontakt

Tekst og bilde er gjengitt og oversatt med tiltatelse fra Bergen kommune og zmekk.no