Tilgjengelig på

Samfunnsfag

Her finner du gratis ressurser i samfunnsfag på ulike språk. Noen av dem finnes på ett språk, mens andre er oversatt til flere språk.

Om 17. mai – film på somali // maalinta 17 mai

Somali

Waxan fiidyowgan idiinku soo gudbinayaa taariikhda dabaal degga maalinta 17 mai, taas oo ah maalinta dastuurka Norway. Iyo siyaabaha xiligan xaadirka loo dabaal deggo ama dhaqanka ah. Daawasho wacan I atikkelen finner du en film og lenke til to kahot- quizer om 17. mai laget av Ali Mohamed. Vi takker for delingen. Stikkord: prins Christian Frederik, Eidsvoll, grunnlovsdagen, kong Karl Johans, Grunnlovens redningsmann Christian Krohg, unionen med Sverige, 17 mai været, 17 mai frokost, barnetog, borgertog , russetog, russekort, pølser og is ?

8. mai – frigjøringsdagen – film på somali

Somali

Waxaan aad iyo aad idiinku soo dhawaynayaa fiidyow kale oo ku saabsan dabaal degga 8 mai. Taas oo aan ku eegayno taariikhda maalinta xornimada. Waxan kale oo dhamaadka fiidyowga idiinku soo bandhigayaa sadex filim iyo hal taxane oo ku saabsan dagaalkii labaad ee aduunka oo aad daawan karto. Hadii aad u baahantahay tixraax dheeraad ah. Stikkord: frigjøringsdagen, tyske okkupasjonen, andre verdenskrig, Kong Haakon, nekte å overgi seg, regjering, Nasjonal Samling, Vidkun Quisling, anmodning, abdisere, motstand, landssvikoppgjøret, tyskerjentene, den 12. mann, kongens nei, Max Manus, kampen om tungtvannet

Dikt om klansystemet på somali // Dugsi male Qabyaaladi

Somali

Her finner du et dikt som handler om hvordan klan systemet kan rammet et samfunn. Gabaygani wax uu ka hadlayaa qabyaaladda iyo dhibaatada ay u leedahay bulshada. Waxa tiriyey Cabdilaahi Suldaan timacadde. Dugsi Male Qabyaaladi (pdf)