Bildetema

Bildetema

Ordbøker på nett

LEXIN

Skolekassa

Skolekassa

Lumbrikus

Lumbrikus

Flerspråklige Verb

Flerspråklige verb

Flerspråklige fortellinger

Flerspråklige fortellinger

Flerspråklige fagressurser

Flerspråklige fagressurser

Flerspråklig matematikk

Flerspråklig matematikk

Flerspråklig materiell

Flerspråklig materiell

Dhammow

DhammowDette er en somali sang hentet fra nettstedet Mama Lisa's World.

Hobeeyaa hobeeheey hobeeheyaa
Markaad dhalatee dhawaaqday,
Dhedow dhaxan bayga duushay,
Dhulkaa ii wada iftiimay.
Dhammow dhuux iyo lafoowaa,
Dhammow dhuubane dhalyow waa,
Dhammow dhogor xaajiyow waa,
Dhammow kaan ku dhaartayow waa
Dhammow dheega Hartiyowa.

Klikk her for å lytte til sangen. Det er Maryan Anshur som

Continue reading

Waryaa Jaamac - Fader jakob

Fader Jakob bildeWaryaa Jaamac waryaa Jaamac

Miyaad hurudaa miyaad hurudaa

saacadii waay ciyeeysaa saacadii waay ciyeeysaa

kac oo toos kac oo toos.

 

Lydskrift:

Warya Jama, Warya Jama

Mia huru-da, mia huru-da

sa-a-di wa i-y-sa, sa-a-di wa i-y-sa

ka o tos, ka o tos.

Heesaha maaweelada caruurta

imagesCA0E6VO6Her er en somali-sang om en mor som trøster barnet sitt.

Heesahan, waa heesaha ay hooyadu ilmaheeda u tiriso, marka uu ooyayo, kuwaasoo ay ku sasabto:

Sidii boorow Sac Badiya, Sac badiyoo Beel Lulato,

Barwaaqiyo xerosan jooga, Banaaxii baad iga idleysay

Calow meel la caraabay, Caraaboo col looga yaacay

oo carruurihii la xanbaaray, allow aanad carari waayin,

oo allow aanad ciil la luudin.

Continue reading

NAFO, Nasjonalt senter for flerkulturell opplæring Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no