Naturområder // Aagagga dabeecadda

Her finner du en tekst som tar opp temaer som: biosfære, biomer, tundra, steppe, savanne, regnskog og ørken.
Ardeygu waa in uu garan karaa noocyada aagaga dabeecadda kala duwan Ardeygu waa in uu fahmaa erayada u baahan in loo fiirsado sida: Biyoosfaare, biyoomaar, dhul-daaqsineed, bann, guban, keyn-roobeed iyo lamadegaan.